Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Guudlaawe oo kulan Xasaasi ah yeeshay

Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan albaabada u xirnaayeen ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe. Sida wararka ku helnay kulanka ayaa intii uu socday diirada lagu saaray doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee dhawaan lagu wado in ay ka bilaabato magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne. Sheekh Shariif … Continue reading Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Guudlaawe oo kulan Xasaasi ah yeeshay